Dekeda Muqdisho oo markii ugu horeysay shaqo bilowday xili habeen ah (Daawo Sawirro)

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in Dekedda Muqdisho ay shaqeyso xilli habeen ah ka dib markii dhawaan uu Madaxweyne Farmaajo amray in si deg deg ah dekedda Habeenkii looga shaqeysiiyo. Ra’iisul Wasaare ku-xiggeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay la socdeen xubno ka tirsan golaha wasiirada, saraakiisha amaanka kormeeray caawa dekeda. Waxay … Continue reading Dekeda Muqdisho oo markii ugu horeysay shaqo bilowday xili habeen ah (Daawo Sawirro)